Lamaane geeriyooday xili arooskooda la galbinayay (Daawo Sawirada)

Lamaane da’yar ah oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa geeriyooday xili loo galbinayay gurigii ay degi lahaayeen, waxaana arooska lamaanahan oo ku bilowday farxad iyo reyn reyn kusoo dhamaaday murugo. Diyaarad nuuca Helicopterka ah oo lamaanahan oo lagu magacaabo Will Byler iyo Bailee Ackerman Byler ka qaaday xafladii arooskooda ayaa bur burtay xili ay diyaarada hawada … Continue reading Lamaane geeriyooday xili arooskooda la galbinayay (Daawo Sawirada)